Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay Waddo cusub oo isku xiraysa Garawe iyo Garacad (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax-dhigay dhismaha Waddo cusub oo isku xiraysa magaalada Garoowe iyo deegaanka dekadda leh eeĀ  Garacad ee katirsan gobolka Mudug Madaxweyne DeniĀ  ayaa sheegay in maamulkiisa muhiimad weyn u leedahay dhismaha wadadan isku xireysa magaalada Garawe iyo Garacad , waxa uuna sheegay in sida ugu dhaqsaha badan wadadan … Continue reading Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay Waddo cusub oo isku xiraysa Garawe iyo Garacad (Sawirro)